Date of death16.Jun.2024
LocationSomalia

Yusuf Adan H

Source

Isha Human Rights Organisation View →

Yusuf Adan, aged 36, lived in Habare, 30km northeast of Baidoa. To help support his family he earned a small income from cutting wood and producing charcoal.

The charcoal trade is a primary source of income for the al-Shabaab armed group, and they tightly control its production. In the areas they control, al-Shabaab prohibits people from producing their own charcoal. As punishment for breaking this prohibition, on 16 June, al-Shabaab militants killed Yusuf Adan.

Yusuf Adan oo ahaa 36 jir, ku noolaa deegaanka Xaabare 30 kiilo Miitir xigta waqooyi Bari magaaalda baydhabo. Si u caawiyo qoyskiisa wuxuu dhaqaalaha ka heli jirey jarista dhirta si uga sameeyo dhuxul.

Kaganacsiga dhuxidha ayaa ah ilaha ugu weyn ee dhaqaalaha. Kooxda hubeysan Al shabaab ayaa waxay si adag u maamulaan wax soo saarkooda. Aagga ay maamulaan, Al-Shabaab waxay mamnuuceen in dadku ay ka soo saaraan dhuxul iyagu leeyihiin. Ciqaab ahaan jebinta mamnuucidaas, 16-kii Juun, dagaalyahannada Al-Shabaab waxay dileen Yusuf Adan.